Maxadweyanaha Xiriirka Kubbadda Cagta Adduunka Gianni Infantino ayaa Booqasho Ku Imaanayo Soomaaliya

Madaxweyanah FIFA Oo Soomaaliya Oo Booqasho Ku Imaanaya  Maxadweyanaha Xiriirka Kubbadda Cagta Adduunka Gianni Infantino ayaa Soomaaliya Booqasho Ku Imaanayo Bilaha Ka Harsan Sanadkan 2018 kadib markii casuumaad rasmi ka helay madaxda xariirka kubbadda cagta dalka Soomaaliya.