Maxamed Salaax oo lugtiisa Liverpool kugeeyey wareegga 16-ka ee Champions League

Liverpool ayaa cayaar adag kaga soo baxday Napoli markii ay uga badiyeen 1-0
Goolka ay guusha ku gaartay kooxda Klopp ayaa dheshay qeybta hore cayaart
waxaana u dhaliyay Maxamed Saalax

Image result for liverpool 1-0 napoli

Dhawr fursadood oo halis ahaa ayaa soo maray Liverpool laakiin uma suura galin iney dhaliyaan goolal badan

Dhammaadka kullanka waxaa fursad isag iyo goolka ah qasaariyay Sadio Mane oo banaanka goolka mariyay kubbad uu goolhayah ula tagay
Dhammaan afarta kooxood ee Ingiriiska waa ay u soo gudbeen wareegga 16 Champions League