Maxay ku kala Baxayn kooxaha Batroolka iyo Banaadir

Kooxda kubada cagta Banadir ayaa  ku hugowaday in  ay guul ka gaarto kooxda Batroolka kadib cayaar xiiso badan oo  dhaxmartay  labada Naadi ee Batroolka iyo Banaadir

Dhamaadkii Cayaarta ayaa caiyaaryahan deeq Ariyo wax uu dhaliyay gool waxaana uu ahaa goolkiisii ugu horeeyay ee xili cayaaredkan balse gaba gabadii cayaarta ayaa waxaa bar bareeyay cayaaryahanka lagu magacaabo  liiban Demeria  dhanka kale waxaa  Horyaalka Somaliya hogaamineyso kooxda Dakada FC

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com