Muxuu ku Dhamaaday kulankii Adkaa ee kooxaha Dekedda iyo gaadiidka

Kooxaha dekedda iyo gaadiidka ayaa galabta waxey ku kala baxeyn bar baro 1-1.
Kulankan ayaa ahaa ciyaartii ugu horeysay horyaalka , dekedda goolka waxaa u dhaliyay cabdimajiid halka gaadiidka goolka ay ka heshay key key.