maxay tahay Sababta aad loogu adkeeyey amaanka Xulka dalka England ee Gaaray Ruushka+Sawirro

 Xulka qaranka England ayaa Talaadadii Gaaray dalka Ruushka oo uu Khamiista ka bilaaban doono Koobka adduunka 2018 waxaana aad loo adkeeyey amaanka Cayaartoyda dalkaas markii ay ka degeen Garoonka diyaaradaha Pulkovo International Airport ee kuyaala Magaalada St Petersburg.

Dowlada dalka Ruushka ayaa Go aansatay in si aad ah loo adkeeyo amaanka Cayaartoyda England iyada oo laga cabsi qabo in ay dhibaato u geystaan dad ka caraysan siyaasada England iyo Ruushka u dhaxaysa taas oo gaartay meel aad u adag kadib markii ay kala qaateen Safaaradahii labada wadan dhawaan.

Waxaa la arkayey Ciidamo aad u hubeysan oo ilaalo kahaya baskii qaaday Cayaartoyda ilaa Hotelkii ay degeen waxaana qaar ka mid ah Cayaartoyda Xulka England ay anfariir ka qaadeen ilaalada faraha badan ee loo Sameeyey isla Markaana waxa ay kuujiyeen in aysan ku qancasanayn waxa dhacaya.

Image result for england to travel russia world cup

Image result for england to travel russia world cup

Image result for england to travel russia world cup

Related image