Maxay Tahay Sababta uu Francesco Totti u diiday Real Madrid Ogow

Totti Waa xiddig  Kaliya Diiday inuu ku biiro kooxda Real Madrid Ayagoo joogan Csyaaryahanada Aduunka Sanadkii 2004 Sida Ronaldo, Zidane, Roberto Carlos, Raul, Figo iyo Kuwoo Kale.

Wuxuu Jecel Yahay Magaaladiisa, Sido Kale Waa Qof Jeclaay Kooxdiisa, Hadii Uu Imaan Lahaay Real Madrid Waxaa Macquul Ahaan Leheed Inuu Ku Guuleesto Blon D’Ora Balse Taas Ma Eesan Dhicin.

Dadka Ayaa Weydiin Jireen Maxay Tahay Sabab Aad U Jeceshahay Kooxda Roma

Wuxuu ugu Jabaabay Roma Waa Nolosheyda, Waa Qoyskeyga Waa Dadkeyga Waan Jeclahay Marnaba Lagama Yaabo inaan Meel Cidlo Ah ugu Tago.

Wuxuu Ahaay Go’aanka Kaliya Uu Gaaray isaga, Weligiis Kuma Uusan Guuleysan Championship, Sido Kale Kuma Uusan Guuleysan Champion League, Haba Sheegin Blon D’Ora, Balse Wuxuu Ku Guuleystay Qalbiyadii Jamaahiirta Roma.

Parez Mar Uu Saxaafiyiinta La Hadlaayay Sandkii 2012 Ayaa Yiri Waa Cayaaryahanka Kaliya Taariikhda Real Madrid Diiday Roma Wuxuu U Csyaaray 786-Kulan Asigoo U Dhaliyay 307-gool Waa Geysiga Kaliya Ay Ku Tashan Jirtay Roma