Mbappe Ronaldo iyo Messi -liiska xidigaha aan awoodi karin inay u dhaqaaqaan Premier League Maxay tahay sababta

Naadiyasha horyaalka Premier League ayaa waxa ay hoos u dhigayn inay xagaagan lasoo saxiixdaan laacibka  Kooxda Real Madrid Gareth Bale sababtoo ah ma awoodaan inay bixiyaan mushahaarka u codsanaayo laacibkan

Wargeyska The SunSport ayaa si cad u shaacisay in koox kasta oo ka ciyaarta horyaalka England aysan awoodiin in mushaar ahaan 650,000 oo ginni usbuucii u siiyaan  laacibka Gareth bale

kaliya  ma ahan Gareth bale sidoo kale waxaa jira dhawr xiddig oo kala ah  Messi , Ronaldo , Neymar , Mbappe, Suarez iyo laacibiin kale oo badan

kuwaaso ka mid ah xidigaha ugu tayada wanaagsan qaarada yurub xiligan laakiin kooxaha horyaalka Premier League aysan awoodin inay keenaan horyaalkooda maadaama xiddigahan ay doonayaan mushaar xad ka bax

kaaso xitaa aysan awoodin inay bixiyaan kooxaha ugu taajirsan horyaalka Premier League sida kooxda Manchester City

Hadaba hoos ka eeg liiska xidigaha aysan soo qaadan karin kooxaha horyaalka Premier League sababo la xariira mushaarkooda qaaliga ah:

Image result for the ingredibile list of players who  are unable to move to the premier league