Messi 2 bulisiyoon ayuu ka dhaliyay kooxda Espanyol guushana ku raacday Barcelona

. kulankii Barcelona ay uga adkaatay Espanyol 4-0   ayaa Lionel Mess  dhaliyay laba Free kick  ah

Kulanka ayaa qeybta hore lagu kala maray 3-0.

Messi ayaa free kick kowaad dhaliyay daqiiqadii 17-aad markii uu dhanka midig si qurux badan kaga hubsaday xiddiga  Ousmane Dembele ayaa goolka labaad u dhaliyay Barcelona  kaddib  inta uusan Luis Suarez goolka seddaxaad dhalin

Free kick kale oo innaba caadi aheyn ayuu dhaliyay Messi meel aan sidaa oga fogeen halkii uu kii hore ka dhaliyay ayaa dhameystiray goolasha Barcelona ay guusha ku raacaday .

Barcelona  oo bartamaha todobaadkan  kulanka ugu dambeya heerka group-yada Champions League, laca cayaridoonta kooxda Tottenham.

Image result for messi free kick

Image result for messi free kick

Related image

Image result for messi goal espanyolImage result for messi goal espanyol

Image result for messi free kick