Mezut Ozil oo jabiyey rikoorkii caawinta ee Eric Cantona

Laacibka Arsenal Mezut Ozil ayaa noqday caawiyihii ugu dhaqsiyaha badnaa ee Premier League-ga

Jarmalka oo ku soo bilowday kulankii Arsenal iyo Watford ee shalay galabta ayaa darbo xor ah ku caawiyey Mustafi oo gacan sare siiyey Gunners

Hadda Ozil waxa uu heerkaas ku gaaray 141 kulan waxa uuna ka jabiyey rikoorka Eric Cantona oo 143 cayaarood ku sameeyey

Players to have reached 50 Premier League assists

Player Date Appearance no.
M Ozil 11/3/2018 141
E Cantona 18/1/1997 143
D Bergkamp 6/5/2000 146
C Fabregas 26/9/2009 165
D Silva 29/8/2015 166
D Beckham 1/4/2000 170
T Henry 15/8/2004 174
N Solano 14/3/2004 178
A Young 26/2/2012 192
S McManaman 10/1/1998 197
D Drogba 20/4/2011 198
D Anderton 19/8/2000 202
M Le Tissier 14/4/1998 206
T Sheringham 9/5/1999 215
J F Hasselbaink 20/11/2004 218
R Giggs 11/8/1999 221
R Van Persie 2/11/2013 241
W Rooney 16/1/2010 245
Andrew Cole 12/1/2002 255
S Malbranque 17/10/2009 278
A Shearer 13/10/2001 279
N Barmby 11/4/2009 317
S Gerrard 16/12/2008 319
J Milner 14/5/2013 325
D Yorke 17/1/2004 326
F Lampard 17/9/2006 339
P Crouch 21/12/2013 340
S Downing 15/9/2014 345
D Duff 10/12/2012 361
D Murphy 27/4/2011 377
L Baines 15/4/2017 379
K Davies 6/11/2010 386
G Barry 11/12/2010 416
P Scholes 21/11/2009 424
E Heskey 25/4/2009 434

Image may contain: 2 people, text

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com