Miyuu Ernesto Valverde xagaagan noqon doonaa sida macalintii ka horayse

Tababaraha kooxda kubada cagta Barcelona ee  Ernesto Valverde ayaa xagaagan noqon doonaa macalinkii Sedexaad Taariikhda dalka Spain seddex koob ku wada guuleysta sanad gudihii waxaa sidaa kal horay udhigay labada macalin ee  kala ah Pep Guardiola iyo Luis Enrique ayaa horay rikoorkan ugu sameeyay Barcelona markii ay maamulayeen

Image may contain: 3 people

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com