Mogadishu City Club Oo Saakay Soo Bandhigtay Ciyaar yahaankii Hore Dekedaha Feysal Xaashi

Xiddigii hore weerarka ee kooxda Dekedaha Faysal Xaashi Ayaa Saakay u Saxiixay Kooxda Mcc Muddo 2 Sano ah

Waxaana Lagu Doonsiyay Lamaparka 10aad xili Uu Noqonayo Ciyaar Yahaankii 3aad Ee Ka soo Taga Kooxda Dekedaha Kuna Soo Biira Mcc

Shalay ayee heed Markoo Ka soo Tagay kooxda Dekedaha Balse Saakay Ayuu si Toos Ah Ugu Biiray Kooxda Mcc

Gidoomiyaha kooxda Mcc Abukar Yarow Ayaa Si wanaagsan Usoo Dhaweeyay Laacibka Faysal Xaashi

Si Walbo Ciyaar Yahan Faysal oo Ka Hadlay Imaashaha Mcc Ayaa Dhahay Sida Tan

“Wali Ma Arkin Intaa kubada Cagta Ciyaarayay koox Sidaan Cml Ii soo Dhaweysay
Ciyaar Yahan Walbo Waxa uu ku Riyoodaa In Uu Kooxda Mcc Ku soo Biiro.

Image may contain: 1 person, indoor

Image may contain: 2 people, people standing