Mohamed Salah oo ku Guuleystey Xiddiga bisha asigoo ku garaacay Sergio Aguero,Mousa Dembele iyo Eden Hazard

Weeraryahanka  kooxda kubada Cagta Liverpool Mohamed Salah ayaa ku Guuleystey Xiddigii ugu fiicnaa Horyaalka Premier League dalka England bishii labaad ee la soo dhaafay.

Mohamed Salah ayaa kooxdiisa Liverpool ka Caawiyey Guulo muhiim ahaa oo ay gaareen bishii lasoo dhaafay isaga oo dhaliyey 4 Gool 2 na ka Caawiyey in ay dhaliyaan.

Xiddiga xulka Masar ayaa abaal marintaan ku garaacay Cayaartoyda kala ah Sergio Aguero,Mousa Dembele, Pascal Gross  Glenn Murray, Eden Hazard iyo Xherdan Shaqiri.kuwaas oo dhamaantood qiimeynta soo galay balse isaga ayaa loo doortay Premier League player of the month  waana Markii labaad ee uu ku guuleysto xili Cayaareedkaan isaga oo horay ugu Guuleystey bishii November.ee Sanadkii lasoo dhaafay 2017.

SALAH’S PL STATS FOR FEBRUARY

Games played: 3

Goals: 4

Assists: 2

Image result for mohamed salah player of the month

Image result for mohamed salah player of the month

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com