Morata oo Aan Wali Buuxin Booskii Diego Costa +Sababta

kooxda kubada cagta ee Chelsea waxey Alvaro Morata 70 Milyanle   ugu soo iibsatay inuu buuxiyo booska Diego Costa balse wuu bedeli wayay booskii  Costa

Sida uu sheegay macalin antonio conte Hadii uu Beri gool ka dhalin waayo kulanka Tottenham waxaa u buuxsameysa 100 Maalmood uusan uu Horyaalka Premier league gool ka dhalin oo goolkiisii ugu dambeeyay wuxuu ka dhaliyay Naadiga Brighton kulankii Boxing Daygii

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com