Lionel Messi oo Atletico Madrid ka dhaliyey Gool Taariikhi ah?+Sawiro

Lionel Messi ayaa kulankiisii sadexaad oo xiriir ah laad xor ah dhaliyay, isagoo shabaqa kasoo taabtay Girona, Las Palmas iyo Atletico Madrid, waxeyna ka dhigan tahay in xirfadiisa cajiibka laheyd uu soo bandhigay kulamadii ugu dambeeyay

Xidiga reer Argentina wuxuu shabaqa kasoo taabtay Jan Oblak qeybtii hore kulankii ay guuldarada dhabarka u saareen Atletico Madrid, waana midkiisii 6-aad oo uu xilli cayaareedkaan dhaliyo

Olympiacos, Real Sociedad iyo Deportivo Alaves ayuu sidoo kale shabaqa kasoo taabsiiyay laad xor ah, 63-jeer ayuu isku dayay xilli cayaareedkaan wuxuuna dhameystiray 9.5%

Lionel Messi wuxuu u baahan yahay kulanka Malaga inuu dhaliyo laad xor ah markiisii 4-aad oo xiriir ah, sidoo kalana wuxuu qarka u saaran yahay inuu barbareeyo rikoorkiisa ugu fiican oo uu dhaliyo laadad xor ah waana 2015-2016 wuxuuna dhaliyay xiligaas 7-laad xor ah

Atletico goalkeeper Jan Oblak is only able to get fingers to the ball as it flies into the top right-hand corner of the net

The Barcelona maestro celebrates his goal during the first-half of his side's top-of-the-table clash with Atletico Madrid

Messi wheels away in celebration as the Catalan giants take a huge step towards securing La Liga title on Sunday afternoon

The 30-year-old forward is congratulated by team-mate Jordi Alba after breaking the deadlock on the 26th minute

 

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com