Muxuu ka yiri Cayaartii xalay tababare José Mourinho & Luke Shaw

Macalin Jose oo ka hadlay  Cayaartii xalay kadib ayaa sheegay inuu ku Faraxsaneen qaab cayaareedkiisa luka Shaw ee Qaybtii 1aad.

Qaybtii 1aad dhankiisa ayay naga soo weeraraayeen, Kubadaha Dhankiisaa laga soo Cross gareenaayay, Kuma Farxin qaab cayaareedkiisii Halfka 1aad. ” “System ayaan ku shaqeeneenaa 2deeda Garab ee daafac waa inay  si fiican udheelan qaybtii 1aad, marka midkood inaa saaro ayay ahayd.”

Pual SCHOLES AYAA DAB KALE SII KACSHAY

Xiddigii hore ee Man united Scholes ayaa sheegay in Summer ka Luke Shaw uu iskaga tagi karo Naadiga.

“Sida uu muujinaayo Jirkiisa, Shaw waxuu rabaa inuu cayaaro waqti walba. Nasiib xumo muusan Qancin in ku filan macalinkiisa, Hadii uu ka tago taasi oo laga yaabo Summer kaan wuu is hormarin doonaa.

Wargaysyada ayaa ka hadlay arinkaan

Saxaafada oo Fursadaan ka faaiideesaneesa ayaa Durba soo saartay Liis ee ciwaan uga dhigtay Badalka Shaw, Kuwaas uu hogaaminaayo Alex Sandro, Danny Rose & Kieran Tierney.

Image may contain: 1 person, playing a sport and outdoor

Image may contain: 1 person, outdoor

Image may contain: 1 person, playing a sport and outdoor

Image may contain: 4 people, people smiling, outdoor

Image may contain: one or more people and text

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com