Muxuu kaga maqnaa Paul Pogba Kooxdiisa Manchester United kulankii Liverpool ?

Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Manchester United ee Paul Pogba ayaa kamaqnaa kooxdiisa kulankii adkaa ee lacayaareen Naadiga ay xafiiltamaan ee Liverpool Macalinkiisa ayaana shaaciyey Sababtii uu kaga maqnaa

Manchester United macalinkeeda Jose Mourinho ayaa sheegay in Paul Pogba uu soo gaaray dhaawac jilibka ah kaas oo ka soo gaaray Tababarkii ugu danbeeyey ee Manchester United ay ugu diyaar garoobayeen Cayaarta darbiga ah ee Liverpool ay kaga badiyeen 2-1

Mourinho macadayn inta uu Garoomada ka maqnaan doono balse waxa uu si xanaaq ah ugu sheegay saxaafada in uusan isagu ku shuqul lahayn xiliga uu soo laaban doono

Image result for pogba

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com