Muxuu Ku Soo Dhaamaday Kullan Cayaaredkii U Dhaxeeyay Kooxaha LL.PP Jeenyo Iyo Madbacadd

Kooxaha  LL.PP Jeenyo iyo Madbacadda ayaa galabta isla dhaafi waayay bar- baro 1-1 kulan katirsanaa horyaalka Somalia Premier League.

Qeybta hore ee cayaarta ayaa la iska dhaliyay goolasha.

Dadaal kasta oo ay sameeyeen labada kooxood qeybtii dambe way ismari waayeen inay cayaarta wax ka badelaan.

Ll.pp Jeenyo ayaa is dhaafisay fursad ay ku soo gali kartay kaalinta 5-aad oo waxay iminka min 10-dhibcood isla leeyihiin  kooxda Elman.

Betroolka oo iyadu shalay soo adkaatay ayaa ku jirta kaalinta shanaad 11-dhibcood.

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com