Muxuu ku Soo Dhamaaday Kulan Ciyaaredkii U dhaxeeyay Degmada Dharkenley Iyo Shibis

Degmada Dherkenley oo 8 sano kadib Soo Gaaray Afar dhamaatka Tartanka Ciyaaraha Degmoyinka Gobalka Banaadir ayaa ah  Degmada Kaliya ee Shabaqeeda La Gaarin

Degmoyinka Shibis Iyo Dherkenley Ayaa Kulan Aad u adag Ku dhexmaray Garoonka Eng Yariisow Stedium

Qeybtii hore ee kulanka Ayaa Ku soo Dhamaday Bar Baro 0-0 Markii dib La isugu Soo laabtay Ciyaarta Degmada Dherkenley Ayaa Garoonka Ku soo Gashay Dar Dar Xoogan Xili ee Daqiiqadii 47aad Heshay Goolka Guusha Waxeena Kaga Mahadcelineysaa Ciyaar yahanka U wata Lamparka 19 Ciyaar yahan Cabdu qadir maayale

ugu dambeyn Ciyaarta ayaa ku soo Idlaatay 1-0 ee Guusha Ku Raacday Degmada Dherkenley

Siwalba Guusha Degmada Dherkenley ee Gaartay Waxee ka Dhigan tahay In Afar Dhamaadka Ugu Danbeysay 2011 Markaas Ee Tartanka Ciyaaraha Degmoyinka ee ku Guuleysteen Degmada Dherkenley ayagoo 1-0 Kaga Qaaday Degmada Yaqshid.

W/Q:caraawi zuper uni emry

Image may contain: 3 people, people smiling, people sitting

Image may contain: 3 people, people standing and outdoor

Image may contain: 11 people, people standing and outdoor

Image may contain: 11 people, people standing

Image may contain: 1 person, playing a sport and outdoor

Image may contain: 1 person, playing a sport and outdoor

Image may contain: 3 people, people playing sports and outdoor

Image may contain: 1 person, outdoor

Image may contain: 1 person, standing

Image may contain: 1 person, standing and outdoor

Image may contain: 1 person, smiling

Image may contain: one or more people, people playing sports and outdoor

Image may contain: 4 people, people smiling, people standing and outdoor