Muxuu Ku Soo Dhamaaday Kullankii U Dhaxeeyay Kooxaha Elman Iyo Gaadiidka

Waxaa Maanta La Cayaaray Kulan Katirsan Horyaalka Somali Premier League  kooxaha Elman iyo  Gaadiidka
Elman Ayaa Guul Ka Gaartay Kooxda Gaadiidka Waxeyna Iska Dhaqeyn Guuldaradii Kasoo Gaartay Kooxda Batroolka Todobaadkii Hore Markaas Oo 4-1 Lagu Garaacay Elman FC
Galabta Ayeena Guul 3-1 Ku Badiyeen Waana Kooxda Wali Barbaro Galin Xili cayaareedkaan

Kooxda Gaadiidka ayaa ah Naadiga iminka ugu hooseeya kala sarreynta horyaalka Somali Premier League.

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com