Muxuu Ku Soo Dhamaaday Kullankii U Dhaxeyay Dekedda iyo Gaadiidka

Kooxda kubadda cagta Dekedda ayaa ku dur durisay Naadiga Gaadiidka kadib markii ay ugu awood sheegatay 6-0 kulan cayaareed qeyb ka ahaa horyaalka Somali.
Xiddigaha macalin Yuu Cali ee Dekedda waxey goolasha ka kala heshay laacibiinta  kala ah Feysal Xasan Xaashi oo dhaliyay 3-gool, Rymond oo 2-gool dhaliyay halka goolka kale uu dhaliyay xiddiga Cabdimajiid cayaarta ayaa ku soo dhamaatay 6-0.
Guushan ay gaartay kooxda Dekedda ayaa ka dhigan iney hogaanka kale u noqotay kadib markii ay ku qabatay 6-Dhibcood.

W/Q: Cabdi fitaax nani

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com