Muxuu kusoo dhamaaday kulankii adkaa ee Muqdisho City Clubm iyo Jeenyo

Kooxda Jeenyo ayaa gaartay guul muhiim ah kulankeedii ugu horeeyay Horyaalka Somali Premier League, kadib markii ay 1-0 kaga adkaatay kooxda Muqdisho City Club.

Qeybtii hore kulanka ayaa lagu kala nastay 0-0 kadib markii ay labada kooxood awoodi waayeen in wax gool ah ay iska dhaliyaan.

Kadib markii ay labada kooxood dib isugu soo laabteen qeybta labaad ee ciyaarta waxay labada kooxood sameeyeen isku dayo ay hogaanka ugu qaban lahaayeen ciyaarta midba midka kale.

Laakiin kooxda jeenyo ayaa la timid ugu dambeyntii goolka qura ee kulankan ka dhashay, waxaana u dhaliyay Xiddiga saciid mata.

Macalin  Axmed Tahliil ayaa helay saddexdii dhibcood ugu horeysay horyaalka xili ay iminka jeenyo ay hogaanka horyaalka ku heeso 2 dhibcood.

Image may contain: one or more people, people playing sports and outdoor

Image may contain: one or more people, people playing sports and outdoor

Image may contain: 1 person, outdoor

Image may contain: one or more people and outdoor

Image may contain: one or more people, people standing and outdoor

Image may contain: one or more people, people playing sports and outdoor