Muxuu kusoo idlaaday kulankii adkaa ee kooxaha Gaadiidka iyo Batroolka

Kulankii u dhaxeeyay  galabta Kooxaha Gaadiidka iyo Batroolka ayaa waqtigii Loogu Talagalay Waxoo Ku soo Idlaaday  Batroolka 1-0 Gadiidka looga badiyay

Kooxda  Batroolka waxee Goosha Ka heshay xiddiga Ayuub cayaarta labada naadi ayaa sidas kusoo dhamatay oo guusha kuraacday kooxda Batroolka

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com