Neymar ayaan Cayaari Doonin Lugta 1aad ee Wareega 16-ka Ogow Sababta

Neymar ayaa qarka u saaran inuu seego lugta hore ee kulanka Champions League ee Manchester United.

Ciyaaryahanka dalka  Brazil ayaa dhaawac Kuranta Hoose kasoo gaaray kulankii ay guusha ka gaareen kooxda Faransiiska ee Strasbourg bartamihii Isbuucii hore .

PSG ayaa ka cabsi qabta dhaawaca inuu yahay mid halis ah, waxaana ay u muuqataa in Neymar uu qarka u saaran yahay inuu maqnaado.

RMC Sport ayaa soo warisay in xiddiga PSG uusan weli Taam Eheyn, waxaana loo sheegay inuusan fursad u heysan inuu lugta koowaad ka ciyaaro garoonka Old Trafford 1-aad  Balse Lugta Labaad Waa Diyaar