Neymar oo laga yaabo inuu ka tago hadii tababarahan uu yimaado kooxda PSG

Wargeysyada qaarada Yurub, ayaa qoray warar sheegaya in Neymar uusan ku faraxsaneyn nolosha magalada Paris ee dalka faransiiska  Xaqiiq ahaan, wuu soo dhaweyn lahaa inuu ku laabto horyaalka dalka spain ee La Liga, iyadoo kooxda Barcelona ay isku soo aadi laheyd doorashadiisa. Taas ayaa sheegtay, inuu ku faraxsanaan lahaa inuu ku biiro kooxda Real Madrid hadii ay taasi noqon laheyd doorka kaliya ee uu heli karo.

Macalin Antonio Conte ayaa lagu xamanayaa inuu noqon doono tababaraha badali doono tababarahada hada shaqada hayo ee Unai Emery

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com