Nimoo-naageesh, Kabaanle, Waardiye, Darawal & 10-ka Xidig Ee 2 Nolol Soo Martay + Sawiro

Halyeeygii Real Madrid, Spain iyo waliba hada udheela ee FC Porto wiilka lagu magacaabo Iker Casillas ayaa wuxuu si layaab leh wuxuu uga soo dhex-muuqday ciyaartoyda AC Milan sanadkii 1901, waliba isagoo si cajiib ah umuuqday.

Sheekadaan ayaa waxaa uu kula soo wadagaay Baraha Bulshada saaxiibadiisa, taasoo kamid noqotay dhacdooyinka ugu layaabke badan Isboortiga.

Sikastaba, ma ahan ciyaaryahankii ugu horeeya ee sidaan oo kale usoo muuqda ee waxaa jira laacibiin kale oo siyaabo kala duwan oo arkay.

Hadaba, waxaan halkaan hoose aan idin kugu soo gudbin doonaa liis ka kooban Tobban ciyaaryahan, kuwaasoo muuqaalo kala duwan lagu arkay ee ka bogasho wacan.

Casillas: Ciyaaryahan AC Milan ah, sanad ciyaareedkii 1901

… and an AC Milan player from 1901.

Luis Suarez: Kabaanle, gaara ahaan kuwa iibiya Hilibka

… and a worker in a kebab shop.

Fernando Torres: Nimoonaa-geesh!

… and this girl.

Zlatan Ibrahimovic: Shaqaale xarun Tareenka laga raaco

… and a worker at on the metro.

Ozil: Darawal, waliba baabuurta xamuulka

… and Enzo Ferrari.

Sergio Ramos: Waardiye, waliba xarun ganacsi

… and a security guard in a supermarket.

Neymar: Nimoonaa-geesh!

… and this girl.

Marcelo: Taageere kubada cagta, waliba sida muuqata Real Madrid

… and this supporter.

Gareth Bale: Nimoonaa-geesh!

… and this girl.

 

Ronaldinho: Nimoonaageesh!

… and this girl.

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com