Patrice Evra oo ka hadlay falkii ay taageera yaasha kula kaceen Pogba kulankii Cardiff

Patrice Evra oo ka hadlaayo falkii ay taageera yaasha kula kaceen Pogba kulankii Cardiff

Ma jecli inay waxaas dhacaan, Aniga ma difaacaayi Paul Pogba balse marki fal noocas oo kale ay kula dhaqmaan Taageerayaashaa xaqiiqdi waxaa dileesa tayada Paul Pogba maxaa yeelay waan kan ugu goolasha badan ugu caawinta hadan kooxda Man united

Waan la taliyaa markasta Paul waxaana u sheega Maalin kasta micnaha ay ku fadhiso xirashada maaliyada Man United si wanaagsan ayuu ii dhegeystaa. 

Ka hor inta uusan ka soo tagin Juventus, waxaan gurigiisa ku qaatay laba saacadood oo aan la hadlaayay hooyadiis iyo walaalihiis, waxaan u sheegay in Bawlos uu noqon karo Patrick Vieira ha cusub United.