Philip Coutinho ayaa ka hadlay Wararka Sheegaya inuu ku biirayo Manchester United

Xiddiga garabka ka cayaara kooxda Barcelona ee Philip Coutinho ayaa doonaayo inuu ku biiro Manchester United asiga oo xiddigaha ku hadlo Spanish-ka ee Kooxda ka tirsan kala hadlay doonistiisa Man United.

Laacibkaan hada keydka ka ah Kooxda Barcelona ayaa doonaayo inuu ka hayaamo caradda Cataluniya maadama marka Frankie De Jong uu yimaadaa uu sii gali karo keyd dheeri taas oo mugdi galisay hankiisii Barcelona ee muddada dheer u qabay .