Qaabkii Arsene Wenger loogu sharfay Kirklees Stadium +Sawiro

Macalinka kooxda kubada cagta  Arsenal ee Arsene Wenger ayaa shalay si gaar ah loogu sharfay garoonka Kirklees Stadium ee ay ku cayaarto kooxda Huddersfield Town.

Jamaahiirta labada kooxood ayaa u istaagay tababare Arsen Wenger daqiiqadii 22-aad ee qaybtii hore ee cayaarta, garoonka dhan ayaa noqday magaca Arsene Wenger.

Arsen Wenger ayaana uga mahadceliyay taageerayaasha kooxda Huddersfield Town qaabkii quruxda badnaa ee ay u sharfeen Waxaa xusid mudan in Arsenal ay 1-0 uga adkaatay Huddersfield Town.

Image result for Wenger

Arsene Wenger waves to the Arsenal fans as he ended his 22-year run at the club with a victory at Huddersfield

A banner to thank Arsene Wenger was flown above the stadium midway through the first half in Huddersfield

The Arsenal supporters were in good spirits as they paid tribute to their legendary manager in his final game in charge

Wenger was greeted with a guard of honour as he walked out for his last game as Arsenal manager

Image result for Wenger

Image result for Wenger