QADO SHARAF lagu macasalaameeyay Macalin Mbalangu_Hussein ayaa ka dhacay Xarunta Mogadishu City Club

Kulan Macasalaama ah oo ay soo agaasimeen maamulka Naadiga Mogadishu City Club ayaa ka dhacay Xarunta Naadiga dowlada hoose ee Minashiibiyo

Kulankan waxaa kasoo qeyb galay Madaxda Xiriirka Somaaliyeed ee k/cagta uu ugu Horeeyo Gudoomiye kuxigeenka Koobaad Ee xiriirka Cali_Maxamed_Cabdi (Cali_Shiine), Xubno ka tirsan golaha fulinta xiriirka oo kala ah Abdi_Osman_Daamey, Iyo Cabdalla_maxamud_xersi. (Gaabshey)

Sido kale waxaa kasoo qeyb galay madax ka socotay kooxaha kala duwan ee dalka oo ay qeyb ka yihiin Gudoomiyaha kooxda Dekadda fc Cabdulaahi_Faarax, Gudomiyaha kooxda Jazeera Maxamed_Ganey, Gudomiyaha kooxda Badbaado Mahad
Macalimiinta Heerka koobaad Oo uu ugu horeeyo madax Farsamada Xiriika Somaaliyeed ee kubada Cagta Ahna macalin iyo Ciyaaryahan hore ee Mogadishu City Club Macalin Cawil, Macalin Maxamed_Cabdule_Faryare oo asna ka tirsan Macalimiinta xiriirka, Macalim Cabdi_Bootaan oo ah Macalinka Kooxda Jazeera.Sc
Kulanka waxaa qeyb ka ahaa Saxaafada Ka hadasha arimaha sports ka dalka.

Sido kale kulanka Waxaa Goobjoog ka ahaa Ciyaartowda Kooxda oo Si wanagsan u macasaleemeeyeen Macalinka
Qaar ka mida ciyaartoyda ayaa Aad uga Xumaadeen in Mbalangu_Hussein Ka tago Mogadishu City Club weyn la ilmeeyeen murugada heysay darteed

Dhamaan kasoo qeyb galayaashii kulanka ayaa si isku mida u macasalaameeyay Macalin Mbalangu_Hussein oo mudo 4 sano ah majaraha u haayay kooxda Mogadishu City Club.

Image may contain: 1 person, sitting

Image may contain: one or more people, people sitting and indoor

Image may contain: 2 people, people sitting and people standing

Image may contain: 3 people

Image may contain: 2 people

Image may contain: 1 person

Image may contain: one or more people

Image may contain: 2 people, people smiling, people sitting

Image may contain: one or more people

Image may contain: 2 people

Image may contain: 2 people, people smiling, people standing and beard

Image may contain: 3 people, people smiling, people standing and stripes

Image may contain: 2 people, people standing

Image may contain: 3 people, people standing