Raheem Sterling Oo Loo Magacaabay Xiddiga Bisha Ee Horyaalka Premier League

Raheem Sterling ayaa loo Magacaabay laacibka bishii la soo dhaafay ee November

Wiilka reer England ayaa sameeyay saddex caawin ah isagoona dhaliyay saddex gool

Sterling ayaa sameeyay labo caawin ah isla markaana dhaliyay labo gool kulankii ay Man City 6-1 uga adkaatay Southampton.

Sidoo kale gool ayuu dhaliyay caawina wuu sameeyay cayaartaa ay kooxdiisu ka adkaatay West Ham

Abaal marinta laacibka bisha ayuu ku garaacay Saaxiibadiisa Leroy Sane iyo David Silva iyo waliba  Moussa Sissoko (Tottenham),  Lucas Digne (Everton),  Andy Robertson (Liverpool) iyo Felipe Anderson (West Ham)

Image result for Raheem Sterling player month