Rasmi: 15-weeraryahan ee abaal marinta FIFPro iyo FIFA’s World XI u sharaxan oo lagu dhawaaaqay

Waxaa si rasmi ah loogu dhawaaqay 15-ka weeraryahan ee u sharaxan abaal marinta FIFPro iyo FIFA’s World XI oo la bixin doono 24-ka bishan September

Image result for fifa world xi 2018

15-ka weeraryahankan ee abaal marinta FIFA World XI u sharaxan magacyadooda hoos ka eeg:

Image result for fifa world xi 2018

 

Karim Benzema – France, Real Madrid CF
Edinson Cavani – Uruguay, Paris Saint-Germain
Paulo Dybala – Juventus FC, Argentina
Antoine Griezmann – France, Atletico Madrid
Harry Kane – England, Tottenham Hotspur
Robert Lewandowski – Poland, FC Bayern Munchen
Romelu Lukaku – Belgium, Manchester United FC
Mario Mandzukic – Croatia, Juventus FC
Sadio Mane – Senegal, Liverpool FC
Kylian Mbappe – France, Paris Saint-Germain
Lionel Messi – Argentina, FC Barcelona
Neymar Junior – Brazil, Paris Saint-Germain
Cristiano Ronaldo – Portugal, Real Madrid CF/Juventus FC
Mohamed Salah – Egypt, Liverpool FC
Luis Suarez – Uruguay, FC Barcelona

Image result for fifa world xi 2018

3-weeraryahan ayaa laga soo dhex xuli doonaa oo ka mid noqon doonaan kooxda aduunka ugu wanaagsan FIFA World XI oo lagu dhawaaqi doono 24 bishan September xaflad London ka dhaceyso

 

F.G: Sadio Mane iyo Mohammed Salah waa markii ugu horeesay oo ay abaal marintan u tartamaan

Mario Mandzukic ayaa musharaxnimada abaal marintan kusoo laabtay mudo 5-sano kadib madaama sanadii 2013 uu heerkan oo kale soo gaaray dhanka codeynta

Gareth Bale, Zlatan Ibrahimovic and Alexis Sanchez ayaa heerkan soo gaari waayeen madaama aysan helin codad ku filan

Zlatan isaga sanadii 2013 ayuu kooxda aduunka ugu wanaagsan kasoo muuqday asigoo 12-jeer horey usoo tartamay

Cristiano Ronaldo laga soo bilaabo 2004/05 ilaa haatan marnaba kama uusan harin soo gaarista heerka ugu dambeyso abaal marintan waxaana rikoorkan la wadaago goolhaye Gianluig Buffon

Lionel Messi, Neymar Jr iyo Cristiano Ronaldo sanadkii hore sedexda weeraryahan ee ugu wanaagsan caalamka iyaga ayaa loo doortay sanadkana codeynta heerkii ugu dambeesay ayay soo gaareen mar kale kooxda aduunka masoo gali doonaan?