Rasmi: 20-ka daafac ee abaal marinta FIFPro iyo FIFA’s World XI u sharaxan oo lagu dhawaaaqay

Waxaa si rasmi ah loogu dhawaaqay 20-ka daafac ee u sharaxan abaal marinta FIFPro iyo FIFA’s World XI

20-ka daafac waxaa laga soo dhex xuli doonaa afar daafac oo codadka ugu badan helaan kuwaas oo ka mid noqon doonaan 11-ka xidig ee ugu wanaagsan aduunka ee loo yaqaan FIFA World XI

Image result for fifa world xi 2018

Fadlan hoos kaga bogo magacyada 20-ka daafac ee u sharaxan abaal marinta FIFPro iyo FIFA’s World XI:

Image result for fifa world xi

Jordi Alba – Spain, FC Barcelona
Dani Alves – Brazil, Paris Saint-Germain
Daniel Carvajal – Spain, Real Madrid CF
Giorgio Chiellini – Italy, Juventus FC
Virgil van Dijk – The Netherlands, Southampton/Liverpool
Diego Godin – Uruguay, Atletico Madrid
Mats Hummels – Germany, FC Bayern Munchen
Joshua Kimmich – Germany, FC Bayern Munchen
Dejan Lovren – Croatia, Liverpool FC
Marcelo – Brazil, Real Madrid CF
Yerry Mina – Colombia, FC Barcelona/Everton FC
Benjamin Pavard – France, VfB Stuttgart
Gerard Pique – Spain, FC Barcelona
Sergio Ramos – Spain, Real Madrid CF
Thiago Silva – Brazil, Paris Saint-Germain
Kieran Trippier – England, Tottenham Hotspur
Samuel Umtiti – France, FC Barcelona
Raphael Varane – France, Real Madrid CF
Sime Vrsaljko – Croatia, Atletico Madrid/Inter Milan
Kyle Walker – England, Manchester City FC

F.G: Virgil van Dijk, Joshua Kimmich, Dejan Lovren, Yerry Mina, Benjamin Pavard, Kieran Trippier, Sime Vrsaljko iyo Kyle Walker waa markii ugu horeesay oo ay usoo tartamaan abaal marintan.

Leonardo Bonucci oo sanadkii hore ka mid ahaa kooxda aduunka ugu wanaagsan ama 11-ka xidig FIFA World XI kasoo muuqdeen ayaa sanadkan soo gali waayay liiska 20-ka daafac ee abaal marintan u sharaxan.

Daniel Alves iyo Sergio Ramos waxay u tahay markii 12-aad oo xariir ah oo ay kasoo muuqdaan musharaxnimada abaal marintan ayagoo bar bareeyeen rikoorkii halyee Philipp Lahm u yaalay

Image result for fifa world xi