RASMI: 40-ka cayaaryahan ee isugu soo haray tartanka abaal-marinta Golden Boy 2018 oo lagu dhawaaqay

Wargayska Tuttosport ayaa soo saaray Liiska xiddigaha u sharaxan abaalmarinta wiilka dahabiga ah ee “Golden Boy” ee sanadka 2018 ee sanadlaha loogu gudoonsiiyo dayarka ugu fiican ee yurub

Wargauska ayaa shaaciyay liisk oo uu ugu horeeyo xiddiga kooxda PSG ee Kylian Mbappe daafaca kooxda Liverpool ee Trent Alexander-Arnold, xiddiga kooxda Dortmund ee Achraf Hakimi amaahdana uga maqan Real Madrid

Waxa sidoo kale Liiska ku soo baxay xiddiga kooxda Roma ee Justin Kluivert iyo weeraryahanka kooxda Juventus ee Moise Kean kuwaas oo sidoo kale ku soo baxay Liiska

Kooxaha Real Madrid ayaa sidoo kale ku leh xiddigaha da,yarka ah ee Vinícius Júnior una cayaara xulka Brazil iyo da,yarka reer Senegal ee Moussa Wagué

Halkan Hoose Kaga Bogo liiska xiddigaha u tartami doona abaalamarinta Golden Boy:

Image result for Golden Boy 40-man shortlist