Rasmi: Arsenal ayaa la wareegtay 19 Jirka FC Lorient , Mattéo Guendouzi

Kooxda kubada cagta Arsenal ayaa lasoo saxiixatay da’yarka dalka France ee Matteo Guendouzi.

Xiddiga qadka dhexe ee Lorient ayaa ayaa Arsenal ugu biiray heshiis shan sano ah kadib markii ay ka soo bixisay lacag dhan 8 milyan oo euro.

Xiddiga ayaa ah saxiixii 5-aad ee Arsenal ee xagaagan kaas oo kooxdiisa cusub u xiran doona maaliyada 29 xilli ciyaareedka dambe.

Matteo Guendouzi ayaa kooxda kula soo biiray xiddigaha ernd Leno, Stephan Lichtsteiner, Sokratis Papastathopoulos iyo xiddiga reer Uruguay ee Lucas Torreira.

Image may contain: 1 person, smiling, standing

Image may contain: 1 person, smiling, standing and text

Image may contain: 1 person, shoes and textImage may contain: 1 person, smiling, sitting