RASMI: Axel Witsel oo ku biiray kooxda Borussia Dortmund

Laacibka khadka dhexe ee Axel Witsel ayaa kusoo biiray kooxda Borussai Dortmund isagoo kaga soo biiray dhanka kooxda Tianjin Quanjin

Xiddigga reer Belgium ayaa sheegay inuu horay ugu fikiray inuu kusoo laabto qaaradda Yurub marka uu dhammaado Koobka Adduunka, isagoo aad usoo dhoweeyay ka mid noqoshada kooxda BVB

Image result for Axel Witsel

Witsel ayaa la gaaray kooxdiisa cusub heshiis afar sano ah oo kula sii joogi doono, waxaana uu carrabka ku dhuftay inuu sugi la’yahay ka hor cayaaridda 81,000 taageerayaal oo ku sugan Signal Iduna Park

Image result for sugan Signal Iduna Park fans

Image result for Axel Witsel

Image result for Axel Witsel

29-jirkan ayaa maanta soo gaaray xerada ay ku tababaranayso kooxda Borussia ee ku taalla dalka Switzerlan, iyadoo kooxda reer Germany ay sugayo inay FIFA ansixio iibka laacibkan

Image result for Axel Witsel

Image result for Axel Witsel

Xulka qaranka dalka Belgium ayaa wacdaro ka dhigay Koobka Adduunka sanadkan, waxaana uu ka mid ahaa cayaartoyda gacanta sare ka qaatay in xulkooda uu gaaro kaalinta saddexaad ee Koobka Adduunka

Image result for Axel Witsel