RASMI: Ciyaaryahanka bisha Janaayo ee horyaalka Spain oo lagu dhawaaqay

Waxaa  lagu  dhawaaqay xiddiga  Ciyaaryahanka bisha Janaayo ee horyaalka Spain  ee la liga

Xiriirka horyaalka La Liga ayaa ku dhawaaqay in ciyaaryahanka goosha u qabta kooxda Real Madrid ee Courtois loo magacaabay xiddiga bisha Janaayo ee horyaaalka dalka Spain.

Goolhayeha caalamiga ah ee qaranka Belgium ayaa bisha koowad ee sanadkan ay u aheed mid qurux badan kagadaal markii laga dhaliyay 1 gool saddex kulan oo kooxdiisa Real Madrid ay ciyaartay.

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com