RASMI:Garsooraha Dhex-Dhexaadin Doona Kulanka Adag Ee Liverpool Booqanyso Napoli Toddobaadkan…

Garsooraha Dhex-Dhexaadin Doona Kulanka Adag Ee Liverpool Booqanyso Napoli Toddobaadkan Oo La Shaaciyay

Xidhiidhka kubadda cagta Yurub ee UEFA ayaa si rasmi ah u shaaciyay garsooraha dhex-dhexaadin doona kulanka xoogan ee ay kooxda Liverpool toddobaadkan booqanayso dhigeeda Napoli ciyaar lagu balansan yahay gegida Stadio San Paolo.

Heerka Group-yada ee Champions League ayaa toddobaadkan furmaya iyadoo laba kooxood oo ka socda horyaalka Talyaaniga

Napoli oo u hoggaaminayo tababare Carlo Ancelotti ayaa soo dhawayn doonta xiddigah Jurgen Klopp ee Liverpool waxaana garsooraha kulankaas loo doortay garsooraha reer Germany ee Felix Brych