RASMI: Isku Aadka Champions League Oo La Soo Saaray & Barcelona Vs Man United

Waxa si Rasmi ah loo soo saaray Isku aadka wareega 8 dhamaadka tartanka champions league kaas oo ay ka soo bexeen kulamo dab ah.

4 kooxood oo Premier League ah ayaa kala ogaaday kooxaha ay la ciayari doonaan iyaga oo markii ugu horaysay halkaas gaadhay tan ilaa 2009.

Juventus ayaa la ciyaari doonta Ajax  Halka ay Bacelona Marti galin doonto kooxda Man United kulan si weyn loo wada sugayo

Lugta 1-aad ee quarter-final Ayaa la ciyaari doonaa 9 bisha April iyo 10 bisha Apri halka lugta 2-aad la ciyaari doono 16 iyo 17 bisha April

Halkan Hoose Kaga Bogo Isku aadka   ee Champions league

Ajax Vs Juventus

Liverpool Vs Porto

Tottenham Vs Man City

Barcelona Vs Man United