RASMI: Isku Aadka Wareega 16-Ka Champions League oo lasoo saarayo iyada oo la filaya in ay kulamo waa weyn ka soo baxaan

Taageerayaasha Kubada cagta caalamka ayaa indhahooda u jeedinaya isku aadka wareega Group-yada ee tartanka champions Leageu kaas oo ay 16-ka kooxood ee ka soo gudbay wareega Group-yada tartanka.

Waxa si weyn loo filayaa in ay kulamo waa weyn ka oo baxaan isku aadka wareegan marka loo eego in ay kooxo waa weyn ku dhamaysteen kaalinta 2-aad ee wareegii Group-yada tartanaka champions Leageu .Isku aadka ayaa la samayn doonaa 2 duhurnimo ee maanta iyada oo koox walba iyo waliba taageerayaasha kubada cagta kuwaas oo sugayo kulamo xiiso leh.

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com