RASMI: Isku Aadka Wareega Group-yada Champions League ee lasoo saaray

Waxaa si Rasmi ah loo sameeyay isku aadka wareega Group-yada champions League iyada oo ay 32-ka Kooxood ee ka qayb galaya ay ogaadeen Group-yadooda iyo waliba kooxaha ay la ciyaari doonaan.

Isku aadka ayaa sidii caadada ahayd soo saaray kulamo iyo waliba Group-yo xiiso leh oo kuwaas oo si weyn isha loogu hayn doono loona sugi doona wakhtigooda.

Hadaba waxa aan halkan ku soo bandhigaynaa kooxaha isku Group-yada ah