RASMI: Isku Aadka Wareega 16-ka Oo La Soo Saaray & Real Madrid Vs Man City

Waxa si Rasmi ah loo soo saaray isku aadka wareega 16-ka tartanka champions League xilli ciyaareedkan iyada oo ay afka iska galeen kooxaha ugu waaweyn qaarada yurub.

Waxa ay markii ugu horaysay 16-ka kooxood ee wareegan ka qayb qaadanaya ka socdaan 5-ta horyaal ee ugu waaweyn qaarada yurub sida Premier League, La Liga, Serie A, Bundesliga iyo Ligue 1.

Kulamada wareega 16-ka ayaa la ciyaari doonaa bisha 2-aad ee sanadka cusub ee February iyada oo kooxaha 16-ka ah u dagaalami doonaan in ay boos ka samaystaan wareega 8 dhamaadka tartanka.

Kulamada lugta 1-aad ee tartanka ayaa la ciyaari doonaa 19 iyo 25 bisha February iyada oo lugta 2-aad la ciyaari doono bisha March.

Halkan Hoose Kaga Bogo Isku Aadka Oo Dhamaystira:

Borussia Dortmund Vs PSG

Real Madrid Vs Man City

Atalanta Vs Valencia

Atletico Madrid Vs Liverpool

Chelsea Vs Bayern Munich

Lyon Vs Juventus

Tottenham Vs RB Liezpig

Napoli Vs Barcelona

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com