Rasmi: Justin Kluivert oo ku biirey kooxda Roma

Xiddigii bartimaameedka u ahaa kooxda Manchester United ee Justin Kluivert ayaa sirasmi ah ugu wareegay kooxda Roma ee dalka Talyaaniga kadib markii uu kategay Naadiga Ajax

Justin Kluivert oo ah wiil uu dhalay Weeraryahankii hore ee Holland ee Patrick Kluivert kaas oo ahaa Xiddig Caan ka ahaa qaarada yurub kana soo dheeley Horyaalo badan ayaa wiilkiisu doortay in uu u dheelo kooxda Roma intii uu isku mashquulin lahaa Manchester United oo aad ugu raad joogtey.

Roma ayaa xaqiijisey in 19 Sano jirkaan ay ku soo qaadatay aduun lacageed gaaraya €20m waxaana Justin Kluivert uu dhaliyey 10 Gool 30 Cayaarood oo uu u saftay kooxda  Ajax.

Image result for Justin Kluivert roma

Image result for Justin Kluivert roma

Image result for Justin Kluivert roma

Image result for Justin Kluivert roma

Image result for Justin Kluivert roma

Image result for Justin Kluivert roma