RASMI: Liiska Kooxaha Sida Ramiga Ah Ugu Soo Baxay Heerka Bug-baxa ee Tartanka Champions League

Si rasmi ah ayaa loosoo gabgabeeyay heerkii Group-yadda ee tartanka Champions League, kadib markii la dheelay kulamadii ugu dambeeyay koobkaan.

12 kooxood ayaa usoo baxday heerkani, xili ay gabi ahaanba koobka ay isaga hareen kooxo dhowr ah, oo sumcad iyo maamuus wayn lahaa.

Kooxaha usoo baxay waxaa kamid ah; Barcelona, Real Madrid, Bayern Munich, PSG, Liverpool iyo kuwa kale oo intaasi kasii badan oo waawayn.

Naadiyadda tareenka ka dhacay oo isugu jira waawayn iyo yaryar waxaana ay dhamaantooda ka qaybgeli doono tartanka xiisaha leh ee Europa League.

Hoos ka akhriso liiska

Atlético Madrid, FC Porto, Schalke, Dortmund, Ajax, Bayern Munich, Manchester City, Roma, Real Madrid, Juventus iyo Manchester United.