RASMI : Lionel Messi Oo Markii 6-aad Ee Taariikhdiisa Ku Guulaystay Abaalmarinta Ballon d’Or-ka

Xiddiga kooxada Barcelona ee  Lionel Messi Oo Markii 6-aad Ee Taariikhdiisa Ku Guulaystay Abaalmarinta Ballon d’Or-ka

Xiddiga Kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa markii 6-aad ee taariikhdiida ku guulaystay abaalmarinta xiddiga ugu fiican adudunka ee Ballon d’Or

Kabtanka Barcelona ayaa sidoo kale si cajiib ah ku bilowday xilli ciyaareedkan isaga oo dhaliyay goolal badan oo kooxdiisa ah kuwaas oo guulo ku hogaamiyay.

Messi ayaa Abaalmarinta ku garaacay xiddigaha Virgil Van Dijk & Cristiano Ronaldo kuwaas oo kula tartamayay ku guulaysiga abaalmarinta.

Image may contain: 1 person, smiling

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com