RASMI: Macalinka Barca Oo Shaaciyay Liiska Ciyaartoyda Uga Qeyb Geli Doonta Kulanka Berri Ee La Liga

Tababaraha kooxda kubada cagta Barcelona, ee Ernesto Valverde, ayaa wuxuu soo saaray liiska ciyaartoyda uga qeyb geli doonta ciyaarta ay habeenka Sabtida ah la dheeli doonaan naadiga kubada cagta Malaga, ee wadanka Spain.

Kulankaan oo laga daawan doono marka ay saacadda Geeska Afrika isku soo buuxiso 22:45 Caweysnimo, ayaa waxaad kala socon doontaa natiijada kasoo baxda Shabakada Laacib.so hadii uu ALLE raali ka noqdo.

Mucalimuu Ernesto Valverde, oo kulankaan doonayaa inuu guul gaaro, sida uu sheegay mar uu la hadlayay ciyaarta ka hor warbaahinta ayaa wuxuu kulanka usoo xushay laacibiin waa weyn, kuwaasoo ay ugu horeeyaan, Messi iyo Suarez.

HOOS KA ARAG LIISKA CIYAARTOYDA BARCA OO DHAMEYSTIRAN:

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com