RASMI:Manchester United ayaa wadahadalo la fureeysa Ole Gunner Solskjær

Manchester United ayaa wadahadalo la fureeysaa wakiilka macalinkooda Ku Meel Gaar ka ah ee Ole Gunner Solskjær kuwaas oo siin doono shaqada macalinimo ee Manchester United.

Waxaa Ole Gunner Solskjær  lagu wadaa in loo magacaabo shaqada tababare ee Manchester United todobaad cajiib ahaa kadib. Halyeeyga Man United ayaa la siin doonaa mushaar dhan £7.5m oo gini sanadkii kaas oo ah kala bar intuu Jose Mourinho qaadan jiray.