RASMI: Sida Ay Lambarada U Kala Xiran Doonan Ciyaartoyda Spain Kulamada Soo Aadan Oo Lasoo Saaray

Wakaaladda wararka ee RFEF, ayaa waxay daabacday sida ay ciyaartoyda wadanka Spain u kala xiran doonan Lamberada kulamada ay wajahaan dalalka kala ah: Argentina iyo Germany, kuwaasoo kala dhici doona Talaada iyo waliba Jimcaha.

Kulanka ay la dheelayaan Germany ayaa waxaa la dheeli doonan Jimcaha gaara ahaan saacada geeska afrika markay tahay 20:45 oo Fiidnimo, halka kan Argentina la dhaawan dooono 21:30 oo caweysnimo – Laacib.so ayaadna natiijada kala socon doontaa.

Diego Costa, ayaa waxaa loo dhiibay Lamberka 19aad – Lucas Vasquez, oo farta laga saaray 14 – Sual, ayaa loo xiray 7aad, kaasoo uu baneeyay Alvaro Morata, kadib markii aan looga yeerin ciyaartoyda Spain udheelaysa kulamadaan.

Sidaasi si lamid ah, weerar yahanka caanka ah ee Rodrigo Moreno ayaa xiran doona Lamberka 9aad, Rodri Hernandez, Dani Parejo iyo Marcos Alonso ayaa ukala xiran doona sida ay u kala horaan Lamberka kala ah: 12, 23 iyo waliba 24aad.

HOOS KA ARAG LIISKA CIYAARTOYDA OO DHAMEYSTIRAN IYO LAMBARADA AY XIRAN DOONAN
1 De Gea

2 Carvajal

3 Piqué

4 Nacho Fernández

5 Azpilicueta

6 Iniesta

7 Saúl

8 Koke

9 Rodrigo Moreno

10 Thiago Alcántara

12 Rodrigo Hernández

13 Kepa Arrizabalaga

14 Lucas Vázquez

15 Sergio Ramos

16 Odriozola

17 Iago Aspas

18 Jordi Alba

19 Diego Costa

20 Asensio

21 Silva

22 Isco

23 Parejo

24 Marcos Alonso

25 Reina

 

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com