RASMI: UEFA Oo Soo Saartay Shax Laga Sameeyay Xiddigihii Da,yarka Ahaa Ee Ugu Fiicnaa Wareegii Group-yada

UEFA ayaa soo saartay shax laga sameeyay xiddigihii ugu da,da yaraa ee qaab ciyaareedka cajiibka ah soo bandhigay wareegii Group-yada tartanka champions League xilli ciyaareedkan.

Xiddiga garabka uga ciyaara kooxda Real Madrid ee Rodrygo xiddigii hore ee kooxda RB Salzburg haatana ku biiray kooxda Borussia Dortmund Haaland iyo xiddiga kooxda Inter Milan ee Lautaro Martinez.

Shaxda ayay ku soo bexeen laba xiddig oo ka ciyaara horyaalka La Liga kaas oo ah xiddiga Atletico madrid ee Renan Lodi iyo xiddiga Real Madrid ee Rodrygo.

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com