RASMI: UEFA Oo Soo Saartay Xiddigaha U Tartami Doona Xiddiga Ugu Fiican Champions League

Xiriirka UEFA Oo Soo Saartay Xiddigaha U Tartami Doona Xiddiga Ugu Fiican Champions League Todobaadkan

Waxa si Rasmi ah loo soo afjaray kulamadii 4-aad ee wareega Group-yada tartanka champions League xilli ciyaareedkan iyada oo ay ka soo bexeen natiijooyin cajiib ah.

Kadib markii la dhamaystiray kulamadii salaasadii iyo Arbacadii UEFA ayaa soo saartay Liiska 4-ta xiddig ee u tartami doona xiddiga ugu fiican todobaadka champions League

1-Acharf Hakimi
2- Rodrygo
3-Heung-Min Son
4 Keylor Navas

Image may contain: 4 people, people smiling, text