Rasmi: Xasan Xaaji Aadan Yabarow Wiish oo loo magacaabay gudoomiyaha guddiga…

Xasan Xaaji Aadan Yabarow Wiish oo loo magacaabay gudoomiyaha guddiga garsoorayaasha soomaaliyeed.

Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha xriirka soomaaliyeed Ee kubadda cagta Mudane C/qani saciid carab ayaa waxaa si rasmi ah mudane xasan xaaji Aadan yabarow “Wiish” oo ah gudoomiyaha isboortiga g/banaadir ahna xubin ka tirsan guddiga olombikada qaranka soomaaliyeed loogu magacaabay gudoomiyaha guddiga garsoorayaasha soomaaliyeed.

Tan iyo markii uu geeriyooday sanadkii 2017 marxuum Cismaan jaamac Dirac oo ahaa gudoomiyaha guddiga garsoorayaasha soomaaliyeed ma lahayn waaxdaas wax gudoomiye ah oo joogta ah.